Taliye cusub oo la wareegay taliska ciidanka Mareykanka ee AFRICOM (Sawirro)

Ka dib xaflad ka dhacday magaalada Stuttgart ee dalka Jarmalka Gen. Michael E. Langley ayaa la wareegay xilka taliyaha taliska ciidamada Mareykanka u qaabilsan Afrika ee loo soo gaabiyo AFRICOM. Langley ayaa noqday taliyihii lixaad ee AFRICOM, tan iyo markii taliska la aasaasay 2008. “Sharaf ayey dhab ahaantii ii tahay inaan hortiina istaago anniga oo … Continue reading Taliye cusub oo la wareegay taliska ciidanka Mareykanka ee AFRICOM (Sawirro)